Taliyaha ciidanka XDS oo War ka soo saaray dilkii loo geystay Ex-Admiral Saciid Marino

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, S/Gaas C/wali Jaamac Gorod ayaa ehelada, Ummadda Soomaaliyeed iyo Taliska Ciidanka Xoogga uga tacsiyadeeyey geerida ku timid Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Badda Soomaaliya,  Ex-Admiral Saciid Aadan Yuusuf (Saciid Marino) oo galabta dekeda Muqdisho lagu dilay. S/Gaas C/wali Jaamac Gorod ayaa sheegay in Saciid Marino uu ka mid ahaa Saraakiisha ugu firfircoon … Continue reading Taliyaha ciidanka XDS oo War ka soo saaray dilkii loo geystay Ex-Admiral Saciid Marino